Inantaan aduunyada
Aadanaha dhamaantii
Aan ka eeganaayaay
X2

Inantaan aduunyada
Axdi aanu dhiganoo
Isu uur banaanayn
X2

Arxan laawayaashii
Ibliiskii la soodiray
Dadka kala irdheen
Jiray samaha ilaway
X2

Arxan maleh haween
Ku aramida jacaylkiyo
Ilmo kaadhacaysiyo
Kugu eeganaayaan
X2

Inaan kala irdhow-
Noo isku seegno
Dunidana sowma
Hirgalinoo erayg-
Oodii maad maqal
X2

Arxan maleh haween
Ku aramida jacaylkiyo
Ilmo kaadhacaysiyo
Kugu eeganaayaan
X2

Exit mobile version