Bureeqadii haween
Kee puntland ka
Timidee samo lagu
Bar baarshaay suni-
Yaha bil laga dhigay
Timahoo bar sodagay
Baar baxay lamood
Yee x2

Waa midaan bukaan
Arag belo laga xijaabo
Bisin kana laraacshee
X2

Baradaad ku dhalatay
Boosaaso weeyaan
Waa bishaaradaadee
X2

Bidhaan taada wacan
Iyo wajigaaga quruxda
Leh bilic loogu deeqee
X2

Qofkii aad isbarateen
Beryo nolol wadaagtan
Boholyow madaayaa
X2

Bilan hooyadaa iyo
Baashihii ku dhalay
Baa basarkooda leed-
Ahay x2

Baradaad ku dhalatay
Bender qaasim weyaan
Heshay baarigaagoo
Waa bishaaradaadee
X2

Exit mobile version