VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Garnaqsi - Lyrics

Dadkii kala gadaal qarsada Waxbaa ka dhex guxayee Garbaan ku dhiganayaa...2X Ugdoon kuna waa adigee Gareex lama donayoo Garoowso waxaan ku iri ....2X Nin gob ah ood gacal tireen Waliba gacalooy ku jecel Adoon ku maqnen wax gar a'ah In uu guriga oo cidla a'ah Sidii gaalshire fadhiyay Miyaanu garkaa laheen...2X Dar darankii waad gaftee Adoo fasax gaaban tagay Maxaa gobla kaga xiran na Ma geel baa kugu dhalay ..2X (((BOGGA LABAAD))) Adoon gurac iyo canan Adoon gacan iyo dil qabin Adoon gaajo iyo dhib arag...2X Anoo guri ku sharaxay Gasinkii ku dhax dhigay Waliba gobanimo iyo sharaf...2X Anoo guud kaga xiray Waliba gacalooy ku jecel Adoon ku maqnen wax gar a'h In uu guriga oo cidla a'h Sidii gaalshire fadhiyay Miyaan gartaa laheen...2X Dar darankii waad gaftee Adoo fasax gaaban tagay Maxaa gobla kaga xiran na Ma geel baa kugu dhalay .....2X Oo ma geel baa kugu dhalay...1X )) Lyric by Dayran omar
Queue is empty
-- / --