VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shimbir - Lyrics

Shimbiryahoo lurkaygiyo Lahashada dareenoo Lurka labada maqalkiyo Laabta igu sii daa Adigaa lamaanaha Lakula dhaxjiro Kala laalma baantee Tii aan la'aantayd ladi waayo oontoo Warmo laygu dhiibay Deeqsii lilaahida Lalmi ubaxa caashaqa Love baa ku daahanee Halka Layla joogtiyo London liibaane gaarsii Aaan laama doodee Shimbiryahoo lafdhabartiyo intaanan gabin lixaadkoo Lugaha socodka dayn Layla waxaa tiraahdaa Adigaa lubiga dagay laasimay wadnahuu Qalbigaa ka lulataa Tii laabta mirataayee Waa luxus aduunkuu Albi Albi Ha iloodin nacabkee ka libqayso ha is oran Lalmi ubaxa caashaqa Love baa ku daahanee Halka Layla joogtiyo London liibaane gaarsii Aaan laama doodee
Queue is empty
-- / --