VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Talefonka iga daa - Lyrics

Tobankii sanaan kugu Taami jiray hadii ay Tageen faras tiiro dheer Inaad tiig sataa kuma Toosisee X2 Dhankaad utalowdiyo Taan kula jeclaa waa Laba togoo waan kala Tagnee x2 Qalbi taagma iyo niyad Aanku tabin la iskuma Tolee tagay kaa tagay Aniguye telefoonka Iidaa time kuuma hel- Ayee x2 Tabcadaad wadiyo tab Waxaad dhigteen ilatiig- Sanayseen hadii ay tah- Liil tufaan tiiranyadii Rabi iiga tiray x2 Taa waxaan ka idhi Dhagax tuujintiis dhibay Kugu tahee tabashada Ilow x2 Qalbi taagma iyo niyad Aanku tabin la iskuma Tolee tagay anigu kaa Tagay telefoonka idaa Ha igu taamin anigee X2
Queue is empty
-- / --