VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Wacan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Zaki hanad
Wacan

Maxaan wayaha aduunku
Jaceyl waqal igu abuuray
Muxuu wadnaha iyo beerka
Dhamaan waxyaha ku faafay…2X

Maxaan wadayasha dhiigaa
Jecleystay jacleystay in aan wadagno…2X

Maxaan wacaney dartaa
Colaad warmo lay afeesto
Waa waliyoo halis teyda radshay…2X

Hadad wacadkii dhaxdeena
Xusustii ila wadaagtoo
Waqliyoh ciil maan muteen…2X

(((BOGGA LABAAD)))

Maxaan waniyoh tusaale
Ka weecday anoo arkayaa
Maxeey wadari iila yabtoo
Wargeesyada la igu qorayii…2X

Maxaan wey darsi weynoo
Jeclaa jeclaa kala wecad keena…2X

Maxaan dumar kale warkood baa
Waqtigu isku kaayo diidoo
Waa weerdhoda nafteyda diiday
…2X

Hadad wacadkii dhaxdeena
Xusustii ila wadaagtoo
Waqliyoh ciil maan muteen…2X )))

lyric by Dayran Omar

codkii Zaki hanad