VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman day - Lyrics

dumar lama matalee muuqa day indho deeqa weeyee qurux day waa dabiibka laabtee kaalay day waa darmaan la raadshee yarta day kama daalayee midabkeeda day dibnaheeda iyo dheeha saaran day waa dugul madoobee ciradka day waa dahaba la miiree qurayshta day waan ku diirsade huuno kaalay day daganida asluubtiyo xishoodka day qalbigay dawaysee dheeman day dulqaadkay u sidata haweenka day dadba lama sinee nuurka day waa dahab xariiree deeqsan day way dajisay maankee kaalay day waa dayax iftiimee yarta day maba diidayee dabcigeega day labiskeeda iyo laafyaheega day timaheeda dheeriyo xidhoodka day waa dirkii suleekhee edaabta day
Queue is empty
-- / --