VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hablaheena - Lyrics

hablo diin lahoo dun xariiraba dir u lenahee gunti wacanidaa ubax beerashiyo waa waa doog indhaha daymada u roonoo waa daweeyeba dunida hablaha raga gaalkacyaa lagu doorsin galine hablo deeq u helay dun badnaan asluub baydhabo u daa isha doojisoo xubno dabacsanlay baladweyn u daa dila iyo barbara dacarbudhuq hablaha daanshoonayaa loo daayay quruxe dalal iyo hablaha durdurada nugaal ila dacalka bari daw ugaagsana darooriyo hablaha dooliyo wardheer waa lagu dagaa dabci hodan salee dayniila iyo dalsan xamar u daa hoobey hablaheenu waa wada darmaan dusha waa gowdaa waa dadab janoo waa ceel dadan waana deeq illah
Queue is empty
-- / --