VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanaanka - Lyrics

hanaankiyo haybadaadiyo hubqaadkaaga i deeqoo adaa qurux ugu horeeyaa adaa hirashada dareenka hilowgiyo baahidaada hablaba uga hadhay dartaayoo hantiyayoo maanka deeqdee hamigu waa igu dhanyahee gacalo hantida qalbigaay macaan naftayda adaan kuu hibeeyoo ha sii dayn hay axdiga siday hooyadu dhasheeda horaadka u siiso dhayda adaa igu habay jacaylka adaa hayinka xasuusta qalbigu ku hilmaami waaye hurdada uga go'ay dartaayo hungoobay markaan ku waayay
Queue is empty
-- / --