VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Isku dhigan - Lyrics

filsan dharar qurxooneey isku dhiig ayaan nahay dad walalo dhaladoo isku dhaataban nahay saki dhaayahaygow dhaliishaan wadaagnaa dhawra diin islaamiyo isku dhaqan ayaan nahay RABIBAAN ku dhaartee dhaawac adi ku gaadhiyo dhibtaan kaa ilaashaa aniguba dhankaaga dhiig aan kuu huriyo naftan kuu ag dhigolaha muqdishoo dharaar ciid dhulka uu camiranyahay kismaayiyo dhul uduglaan ku dhex gayn lahaa macaan jabuuti dhinacyadeediyo dhamalka hawdiyo dhirtu ubaxa bixisaa kugu soo dhawayn adi
Queue is empty
-- / --