VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Malyuun - Lyrics

Nimco maan dhaya Marwadii xalaashe Mawlahay isii yaay Maalintaan ku helay Meherkeenu dhacaybaan Naftu kuu maqsuudoo Marxabiyo gudoon idhi Xaawalay markaan xulay Midaan bilicda kula dhigo Ama maamuus kula simo Ii muuqan maysee Waligaa mushkiladiyo Murugiyo hamudan ciil Nimco maan daweeyaay Mudantaan ku faanee Miisaan u dhalataay Adigaa miligiyo sharaf Iyo magacle maamuus Macaan kuu hayaayo Meel weyn igaga yaal Xaawalay markaan xulay Midaan bilicda kula dhigo Ama maamuus kula simo Ii muuqan maysee Waligaa mushkiladiyo murugiyo hamudan ciil
Queue is empty
-- / --