VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mayla haysaa - Lyrics

hilaaciyo nuur baxaayaay ma ila haysa halista caashaqa hablaha kacay kali habooney ma ila haysaa hir doogliyo hadhac qabowbeey ma ila haysaa hoobaan rucubloo qalbigu ku hirtaay la haysa hamiga kalgacal midaan la hayaay heehaa hubqaadiyo qurux midaan ka helaay hanaan qurux ma ila haysaa horjoogiyo hadal macaaniyo ma ila haysaa halista caashaqa haween gabigood hankayga dhisaay la haysa hadaaqay hurdadii ka toosee ma ila haysaa habeen iyo layl midaan ku hadraay la haysaa
Queue is empty
-- / --