VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaso - Lyrics

raamuxo tinteediyo rasmaal la leeyiyo siduu rayste ii yahay caashaqan la i raray riiqay beerkiyo siduu yyahay rasaas cadaw rubadiyo halbawlaha boga iga haleelaa iigu wacan rafaadkee ana rokodka caashaqa tiii igu ridaysiyo raxma waxay ku nooshahay raaso iyo dhul doogliyo raaxo iyo barwaaqa ah waa inaan ka raadsha xaqii qoorogmadiyo dhulkii roobku uu helay rawaax yaa guflaha dara ramayskiyo siman tahay madheedhkana rakada sare rucubtiyo caleentii raacay i dhaafeen reexxaanta udugiyo riidhane ku ladhan yahy rabigay ha daayee meel ramadku dhalay iyo raxma waxay ku nooshay raaso iyo dhul doogliyo raaxo iyo barwaaqa ah waa inaan ka raadsha
Queue is empty
-- / --