Aduunyada waanadiyo
Walaaliyo labo is jecel
Wadago nolol ku wacan
Ayay ku wanagsan tahay

Naftiina wehel keeda iyo
Wadnaha kay laqebsatuu
Siduu yahay lay wade
Wadeeco ka dhowrataa
X2

Wajiga faraxiisiyow
Wada dhiigaygiyow
Miyaan wali kuu war-
Amay jecel i warabisee
X2

Adunyadu wada jirkiyo
One iyo labo wacad
Dhigtoo wadar isku
Aaminay ayay ku wan-
Aagsan tahay adaan
Waagii baryaba war-
Diga kuu soo rogaaa
Waynaha kaaga tuugaya
Wax yeelo inay ku gaarin
X2

Wajiga faraxiisiyow
Wada dhiigaygiyow
Miyaan wali kuu war-
Amay jecel i warabisee
X2

Exit mobile version