dhamaan waaxyahaygiyoo
dhuuxiyo wadnaah
adigaa kudhigaan

naftaan kugu dhadhabysaan
intaa kugu sabaayoo
markii aankudheedaan
farxad iidhamaataa

dhubad qaadka sheekadana
misna dhaabashada guud
waan dhaabadeeyee

sidaan kuugu dhololo
ma igu dhaadataayoo
adiguna dhankaagii
inaan la iiga soo dhici
dhaar ma iimaray saa

halbwlaha dhexdiisyo
dhiigiyo lafaha adiaga kudhagan

dhool iihilaaciyo
saan loo dhameeyoow
markaad iidhawaaqdan
iiga dhigan aduunkee

Exit mobile version