siduu eebeheen yidhi
ama udgoonu nafaray
waa inaan adaacnaa

inagayo gayaankee
haday is arkoodaan
ama umal jacayl ogobay dhexmaro

is adeecidoodiyo
aqal wada dhiskooduba
waa udgoonka noloshoo
waa astaanta gobonimoo

alala laasku waa farax
hamigu waa aroos
aqal iyo jacay uabad aayatiin wacan
allaan idiinka barinee

siduu dhaxal awoow yahay
ama soo inasoo nabaray
waa inaan ajiibnaa

ubaxa isguursaday
haday eebe kaashadaan
ama ul iyo diir ehel mida nogdan

isku duub nidoodiyo
aaya ila xidh kooduba
waa asal jacayloo
waa udubka qoyskee

Exit mobile version