cishqibaa i muquuriyoo maxkamad igu qaadayo
intuu iga xidhay mijaha ayuu iga dhigay maxbuus
waa muduci jacayl markhaatiga aniga marag igu fure
masaladan hadii mala loo hayoo muftaaxii la helo
aniga marnaba mid ka goyn karayn naftu muhatoo
ka masaxi karayn meeshaan doono isii
cishqibaa i muquuniyoo jirkayga ku maaxayoo
intuu maankayga dagay ayuu masalaha dhigtee
igu midhan kalgacal seeto igu maroo igu xidhay maree
muxubada hadii la iska maydhayoo jarayaan midiyuhu

Exit mobile version