aduunyadu waa lamanee
dag dag barashdaa
kolkaa lahashada ku xir
hadan leel ku xidha
jaceel ku lifaaqanbaa
indhaha laac uga kaca
laxiib ruuxa unoqdee
xiliba laydhiisa garan
dhibuu kala kulmaa
xalkii luxayaa kulumay
fudeyd ha u dhigin lugtee
oo leedha ka joog nafyahay
aduunyadu waa la laabee
looyama sida xayaamaa
qorsheedka lagu furaa
haydaarbaan sur ku odhan
ku hay laasyaada ee
laxiib ruuxa unoqdee
xilibaa leydhiisa garan
lugooyuu kala kulamaa

Exit mobile version