Maanad maanta ii timaad
Marka caawa ii tahay
Adigoon ku tala galin
Ma hadayteen iyo cidhib
Talo kugu cadaatayoo
Todobaadka lagu helay

Dadka lama takooroo
Tugta weeyaan
Tiin lama adoon dhigeen
Maxaan kugu tix galiyaa

Waxba kuma taraayoo
Kuma toosinaayee
Waxba kuma taraayoo
Kuma toosinaayee
Tabartaad ku taagnayd
Ku talaabso abidkaa
Tabartaad ku taagnayd
Ku talaabso abidkaa

Maanaad ab yar i tidhi
Murugtaye i taaga ee
Adoon taab filanayn
Ma hadadytaa waa wacaa
Daxli weyday socodkoo
Tukaanbaa la taatakhay

Dirir laguma taamoo
Lama tujo nabadee
Kaa tuurtay baan ahee
Maxaan kugu tix galiyaa

Waxba kuma taraayoo
Kuma toosinaayee
Waxba kuma taraayoo
Kuma toosinaayee
Tabartaad ku taagnayd
Ku talaabso abidkaa
Tabartaad ku taagnayd
Ku talaabso abidkaa

Exit mobile version