nafteydaan sasabayaay
hadaad noqtay saarey
oon sahanka ku diray
sadax iyo lix jeer kow
jaceylkina sir iyo calaf
aad u tahay siduu yahay
ragna yahay sagaal midab
kamaran siyaasadi
sacabada rogrogayaan
adna suga ku nooshahayee
ku saxaaxa caashaqa
sided yeeli doontaa?

nafteydaan saxaayaay
hadaad noqtay saaley
oo sahanka ku diray
sideed iyo hal maran laba
jaceylkina sir iyo calaf
aad u tahay siduu yahay
ragna yahay sagaal midab
kamaran siyaasadi
sacabada rogrogayaan
adna suga ku nooshahayee
ku saxaaxa caashaqa
sided yeeli doontaa?

Exit mobile version