VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qabrigii Jacaylka - Lyrics

Qabrigii Jacaaylkoow Quraanka ku maariyee Haka qabaniin UUrkee U qormee Dhaxdoodoo Allahayoow Qiyaamahaa Inta NABIGA qoraaye Allahayoow Qiyaamahaa Inta NABIGA qoraayee RABBI qaate kaa yeel RABBI qaate kaa yeel Qaaybtii ibleeyskiyoo Laga qari Cadaabtoo Qiima badan Fardoowsiyoo Janaadi qudh qudhiiyoo Allahayoow Qiyaamahaa Inta NABIGA qoraaye Allahayoow Qiyaamahaa Inta NABIGA qoraayee RABBI qaate kaa yeel RABBI qaate kaa yeel Qaaybtii ibleeyskiyoo Laga qari Cadaabtoo Qiima badan Fardoowsiyoo Janaadi qudh qudhiiyoo Allahayoow Qiyaamahaa Inta NABIGA qoraaye Allahayoow Qiyaamahaa Inta NABIGA qoraayee RABBI qaate kaa yeel RABBI qaate kaa yeel
Queue is empty
-- / --