VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Warqad - Lyrics

Sheekadu ma walibaa mayaan kaa war bixiyaa sida xarig wadaameed waaxyaha ma qabana ma qabana oo wada jirkeeni wehel ma u sameynaa wada kulenkeeni ma hoyeen wadeecada ma deynaa Showrkii ma walibaa miyaan kaa war galiyaa warqad ma isku dhiibnaa waayaha ku qorantay oo wadajirkeeni wehel ma u sameynaa wada kulenkeeni ma hoyeen wadeecada ma deynaa
Queue is empty
-- / --