Heesta Guul guul - Lyrics
gayaan waa laba is jecel
hasaawe guudiyo
markay gaaxda caashaqa
gacal u wadaagaan
idinkaa gadaasoo
gar ALLE halyaygii
helay gaaridiisoo
gaaf iyo aroos
ka ku gaara ubad
guul guul waa guul ALLE
galladii wataad hesheen
ku guri galkiiniyo
guurkiinu farax gali
gacaliyo xigaalkaba
kalgacayl godaladay iyo
haasaawe gobanimo
libintaad ku gaadheen
walaw aanu gaagixin
guul guul waa guul alle