waa maalintii
manaxaaye cadawgii
lama guuliye
laga madax banaanade

waa malintii
dawlad magac lihiyo
maamus lahelaye
dhan kastaba dunida
calankeen ka mudhaye

waa mahad alle
kawda luulye
masha allahe
kawda luulye
naga mudaanid sharafo
maalin khayr leh
baa tahayee

waa maalintii
milatari iyo xoog
maamul aan helnaye
ka mid noqonay dunide

waa maalintii
mudo aan sugaynaye
ku mabsuudnay farax
meel kastaba dunida
calankeen ka mudhaye

waa mahad alle
kawda luulye
masha allahe
kawda luulye
naga mudaanid sharafo
maalin khayr leh
baa tahayee

Exit mobile version