Jobs

Maalmo waxay la socodsiineesaa Shacabka inay heeso shaqo furan oo iska qori karo ruux weliba.

Shaqada waa mid aad qoreeesid heesaha Soomaaliyeed gaar ahaan kuwoodii hore, waxaa lagaaga baahanyahay

1. Qibrad inaad fanka iyo Af soomaaliga uleedahay
2.  Inaad ka hesho inaad fanka ka shaqeesatid.
3. Inaad heli karto qad iyo PC aad kaga shaqeeso

Waxii faafaahin ah  intaa dheer shaqadaa waxaad la soo xariiri kartaan
facebook  Linkg-aan Facebook.com/maalmofans

Maalmo team