Masuul app

Masuul app waa mid kuu saamaxaayo inaad ku wadato dhamaan heesaha soomaaliyeed badankood telefoonkaada ayadoon wax sharuud ah lagu xereen , waxaad ka soo dajisan kartaa suuqa google play..

 

Haddii aad wadato telefoonada, sida samsung amaba ku shaqeeyo barnaamijka android
https://play.google.com/store/apps/details?id=com.masuul.masuulsomalimusic

 

Hadii aad wadato iphone-ka ee . barnaamijyada IOS ku shaqeeyana suuqa apple ka soo dajiso.

https://itunes.apple.com/au/app/masuul-somali-music/id1323780474

Masuul team