VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hakaro jaceyl - Lyrics

qalbigaya caashaqa waa shay ku qayliyaa qormaduu ku yeeshaye had iyo jeer qudhiyo maan jacaylku qarsoonan oo u diiday qayrkay habeenkii ma qorwdaa qaylisaa ma toosta qiirada jacaylkaa heesaha ma qaada cantarkii iyo qoliyo haday qoonti kugu taal ood qirato caashaqa sow ma quruxbadnaanten gabashyahay qiyaas lihi qoraxdii aduunyada nuurki ka qaade tiiyo qiin laga dhihin sida qaanso roobes qurux layda dhigay laabaydii qaaday qorshe maanta oolba xabad yahay qureyshtii qasiido tirin laha qori laali waayho qataroo jacayle qalbiyay waxaa tahay qaalidaan u baahna hadaad qalanjadaydani u qashaanatahoo qaladaadi weyntahay qaryankii jacalaykiyo sheekoyinkii qays qisaskii ma haysaa wan qaaraami jecehe ituna qaawaliga codka igu qaado qadar iga maqashii cantarkii iyo qoliyo haday qoonti kugu taal ood qirato caashaqa sow ma quruxbadnaanten hubashada daruuraha criku qaadi waayo qalanjooy hargeysiyo qudac dheer intuu helay ku qasaar dhibcihii qeyba salaxa eego hana qamar la moodye caashaqu i qaadyo cidna kama qarsoone miyaan qays ka liita anba sow ma qoomani laabaydii qaaday qorshe maanta oolba xabad yahay qureyshtii qasiido tirin laha qori laali waayho qataroo jacayle qalbiyay waxaa tahay qaalidaan u baahna
Queue is empty
-- / --