VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhiigey ahaan - Lyrics

Dhurwaa dhexdiisaan Dhuuni aan ka dontee Dhumayee dhug beele Dhamow ii dhib dhame X2 Dhiigay ahaantii igu Dhaxal nabnayd an Dhaliil la'aan maaa Dhaxdaan iigu Dhaftee x2 Dhagarlay dhigayaa Dhaqaalees umodee Dhawacaan igaaray Dhimasho iiga ronayd X2 Dhiigay ahaantii igu Dhaxal nabnayd an Dhaliil la'aan maaa Dhaxdaan iigu Dhaftee x2 Dhaayo dheef ujeeda Dhib may udhawadan Wixii kuu dhinaay ma Dhunac kaa maraaye X2 Dhiigay ahaantii igu Dhaxal nabnayd an Dhaliil la'aan maaa Dhaxdaan iigu Dhaftee x2 Dhaayo dheef ujeeda Dhib may udhawadan Wixii kuu dhignaay ma Dhinac kaa maraaye X2 Dhiigay ahaantii igu Dhaxal nabnayd an Dhaliil la'aan maaa Dhaxdaan iigu Dhaftee x2
Queue is empty
-- / --