VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

Ha iilan hooyoy ha ilanin hooyoy hana nafobin hooyoy 2x Adhaxdiyo oofahaygay aqoontiyo aragtideyday ti lagu aaminay nafteyday ha naafobin hooyoy2x Aqoontiy aqoontiyo aduunkay nolosha ayaheday 2x Cida lagu arooray ha nafobin hooyoy aayadaha quraankiyo aaminta ducadiyo eeban ku baryaya ha nafobin hooyoy 2x Ayan waliba tilman lehe marna anigu kama ilawene 2x Uurka ku qadistadi oogada hooyo ku xambaristadi2x Abaabintiyo indhagi macana hawshadi kolaytahay eedanki kusomarayba wan ku ogsono kama abal gudi karaye ha iilan hooyoy eedo dulqad male hooyoy eedo daren male hooyoy haygu haleynin hooyoy 2x Adhaxdiyo oofahagay dhabarkiyo fedhagay ti lagu abuuray nafteyday hanaafobin hooyoy aqoontiyo aqoonti aduunkay nolosha aayeheday 2x Midi laygu abuuray ha nafobin hooyoy ayadaha qurankiyo aaminta ducadiyo eeban ku baryaaya ha nafobin hooyoy 2x Ayaan waliba tilman lehee marna anigu ku ilaween 2x Uurka ku qadistaadi oogada hooyo ku xambaristade 2x Abaabintiyo indhagi macana hawshadi koley tahay eedanki ku somarayba wan ku ogsonaho kuma abal gudaye ha iilan hooyoy
Queue is empty
-- / --