VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilmada - Lyrics

intaan dunida guud joogay intaan gaaf wareegaayay intaan gooni soconaayay intaan dumarka goobaayay gabadh kaa qurxoon ma arage wadnahayga galawdiisa adaa ku gaaf meeran beerkay adaa gaadhay gabigayba adaa i saaqay gabadh yahay adaa i haysta jacayl baa i googooyay ilmada i gobo,laysay boodhari gadiisiiye intaan iilka la i gaynin gacmahaaga ii haadi kaalay kaalay anigaa haa galabtaanu wada kulanay gaadhigana wada raacnay geeraartayoo hadashay xusuus gaarrabay noqotay geesigii ragoow heedhe go,oshada dareenkayga cishqi guurayaa helaye beerkayga wada gaadhay intaa aan ka gu,in uunka gacaloow iso raadi jacaylbaa i googooyay ilmada i gobo,laysay boodhari gediisiiye intaan iilka lay gaynin gacmahaaga ii haadi kaalay kaalay anigaa haa gam,i waayay awgaayoo galgashoo sariirtiiye indhihii is galin waayoo qalbigaan ka goyn waayay sida guule kuu uumayy waa inaad is garataayoo garabkayga noqotaayo guri ila yagleeshaayoo gabar ii xambaarrtaayoo gurxan iigu curtaaye jacaylbaa i googooyay ilmada i gobo,laysay boodhari gediisiiye intaan iilka lay gaynin gacmahaaga ii haadi kaalay kaalay anigaa haa garashada aqoontaada xilka saad u gudanayso gobonimo ku hadalkaaga hida gaara weeyaanoo nin ku gaadhi karaa ma arage go,aankaygu waa weeyi waxan galiyay uurkayga inaan galiyay uurkayga inaan kuu goglaa aqalo gasiin kuu sameeyaayo afka kuu gashaa gacalo jacaylbaa i googooyay ilmada i gobo,laysay boodhari gediisiiye intaan iilka lay gaynin gacmahaaga ii haadi kaalay kaalay anigaa haa
Queue is empty
-- / --