VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jixin jix - Lyrics

jalaqsanida laafyaha jismigaaga simaniyo jamaalkaaga taamka ah jacayl igu abuuryoo I jujuubay anigee jamashadii naftayday dadkaan kuugu jecelahee jibadiisa caashaqa qalbigayga jiidhoo jirkaygii dhex qaado xanuun igu jirabayoo kaama jeesan karayee jeexaygii baa tahee badankay jarceeyoo jidhkaygii daciifoo jadiinkii ka go,ayo hurda jiifi waayee intaan kafan lay jarin illka jiifsha lay odhan ii jiidhnax qalanjjooy ii jixinjix gacalooy jimcahaan Is barana ku jantoo ku qayibay joogi mayo gooraan macaan kula jarbeeboo jabad wada dagnaayo ifka nabad ku joognoo farxad kugula jalbeebee jasiirada bahgooyaa dhex xjibaadaayoo mawjada is jiidhaan dhex jibaaxaayayo meel aan jees lahayn baan kaa jeedaaliyaaye badankay jirceeyo jidhkaygii daciifo jadiinkii ka go,ayo hurdo jiifi waayee intaan kafan lay jarin illka jiifsha lay odhan ii jiidhnax qalanjjooy ii jixinjix gacalooy
Queue is empty
-- / --