VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhaaxaan - Lyrics

dhaaxaan niyad meel u jeeda jaleeco ka naawilaayay dhaaxaan qalbigayga jeedal ku jiidayay oo gubaayay jikaar iyo weedhe dhiifle dhaaxaan ku jalbeebinaayay hayeeshee ruux jabkiisu qardhaas u jixaasi waayay jimiimica caashaq leeyay wuxuu ka noqdaa juhuule jalkii hore waa duruuse ileen jano way dambaysay haduun baan jaanta saartay jidkii caashaqu lahaaye jacaylka bal aan qaleeyo inteen xabsi caashaq jjifay jalkaygu ahaa tawaawac xiisaha jiilaalku leefay maxaan jir usoo ergeeyay inteen jeedaalinaayay kal iyo laab iga jiciirtay markaad xiisaha janjeedha adigu kaligaa jafayso ee ay jamashadu hal ahaatay la yidhi waa naar u jeelid la yidhi waa jar iska xoorid la yidhi waa jaama qaadid haduunbaan jaanta saaray jidkii caashaqan lahaaye jacaylka bal aan qaleeyo
Queue is empty
-- / --