VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haraad - Lyrics

jacaylkaaga i hayoo habeen hurdo kaama seexdo dharaarti ma hadh galoo adaan kugu heelanahee adaa laabta iyo hiyiga adaa hadhsadoo hantiyay halista wadnaha i jaray hawaawiga adaa i baday hugaygaan ku moodayaa haraad baan kuu qabaa hawada kaa daawadaa hadii aynaan is helin amaynaan wada heshiin naftaydaan halaynayaa jacayl halis weeyiyo cilmiba wa akii hog dhigayee hdana maba ogee siduu ugu heelanyahayee hubaal adigaa i hoday halbawlaha dhiiga qaadiyo hadlista wadnaha i jaree hawaawiga adaa i baday huugaygaan ku moodayaa haraad baan kuu qabaa hawada kaa daawada hadii aynaan is helin amaynaan wada hehiin naftaydaan halaynayaa
Queue is empty
-- / --