ila bogo halku dhuxulyowdaye
ila bogo dartaa u basaastaye
ila bogo baxnaano siistaye

ila bogo bal daawo naftayda
ila bogo naftaada u baahan
ila bogo dareenka ku hayaa
ila bogo xubiga ku haaya

ila bogo bilaahi jacaylka
ila bogo busaydiyo caashaq
ila bogo bogayga hamuunta
ila bogo siyaado u kooban

ila bogo kalku basaataye
ila bogo intay ubax baar cas
ila bogo intay daarta u beertay

ila bogo hadaad been moday
ila bogo biishman erayo dhan
ila bogo burtee magacaaga
ila bogo badiba ku hadaaqa

ila bogo bilaahi jacaylka
ila bogo busaydiyo caashaq
ila bogo bogayga hamuunta
ila bogo siyaado u kooban

Exit mobile version