VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka ka toobad kaynay - Lyrics

nafyahay tabashiyo xasuus tiiraanyada caashaq baday dhibtiisa la tiicaysaa adoo taageero biday qofkaa ka tagay waa baryaba maxaad ugu taamaysaa taariikhoo xanuun lehiyo qalbigan taw soo maroo cakuye tagtadiyo qalbiga tacliin ka baroo maruun jacaylka ka toobad keen nafyahay tacadiga kalgacal xubiga ruux kale ku tolay hurdada uga toosaysaa adoo taba goor kastaba wanaagii ruux tirtiray maruun ka tashoo ilow
Queue is empty
-- / --