VOA A B C D E F G H I J K L M N O P Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jacaylka ka toobad kaynay mp3 ahaan


Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Aadan Ducaale Galaydh
Jacaylka ka toobad kaynay

nafyahay tabashiyo xasuus
tiiraanyada caashaq baday
dhibtiisa la tiicaysaa

adoo taageero biday
qofkaa ka tagay waa baryaba
maxaad ugu taamaysaa

taariikhoo xanuun lehiyo
qalbigan taw soo maroo
cakuye tagtadiyo qalbiga
tacliin ka baroo maruun
jacaylka ka toobad keen

nafyahay tacadiga kalgacal
xubiga ruux kale ku tolay
hurdada uga toosaysaa

adoo taba goor kastaba
wanaagii ruux tirtiray
maruun ka tashoo ilow

codkii Aadan Ducaale Galaydh