kalgacaylka anigaa keena
ana kaama tagayee kaalay
kuusoo noqday kalaay
hadii aad u kali tahay koonka
kaasoo arkee kowdhe
xisna odhan koofka ugu oolido
kalinimadu waa naafee
kalgacaylka anigaa keena
ana kaama tagayee kaalay
kuuusoo noqdee xubi kaalay
mado xumaanta hay karine
kasbashada cishiqi gali
waaan kugu gafee
xubi kaalay kuu soo noqdee

kalgacaylka anigaa keeena
ana kaama tagayee kaaha
kuusoo noqdee kaalay
qalbi aad ku kali tahay koonka
kaasoo arkay kowdhee
haysna odhan koofka uma ronido
kalinimadu waa naafee
kalgacaylka anigaa keeena
ana kaama tagayee kaaha
kuusoo noqdee xubi kaalay
bado xumaantana hay kaynin
kasbashada cishqi kali kobnidee
waana kugu gafee kaalay
xubi kaalay kuusoo noqdee

Exit mobile version