xad u yeel xanuunkeyga
u xaniban dareenkaaga
ku xisaabtan dhiigayga
u xidhxidhan dhankaaga

xubi sii xasuustayda
ku xajiintaydaruxdaada
ku xusnow quluubtayda

xakastaba ku raad caysa

wakhti sii xalaasheena
ku midayna xaalkeena
axdigana xisaabtiisa
ku ilaali xididkena

xog ka yeel xidhiidhkaya
u xaraashan eraygaaga
ku xafitan garabkayga

u istaag xurmayntayda

qalbigan ku xiseeya
kaa xushay asaagaba
ku qornow xiskiyo laabta

markastaba xadroonaaya

Exit mobile version