VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta 18 may - Lyrics

sideed iyo tobanka may waa maalin sumadloo kasoocan maalmahoo ilaa sareedada aduunyada somaliland dadkeedee dhamaan gooni isu tageen loo wada sadweynoo ka sareysa qayrkeed sabi iyo waayeelkuna war war li i ku seexdee calankuna sinaaniyo samo iyo walaanimo sanka nabada lagu dhigay tawxiid ku suganbuu meel kastaba ku sudhan yahee mahad allow u sacab tuma mid kastoo socdaaliyo mid ku sugan dhulkiisii anagoo kawada siman waxan ku salalnaa somaliland dhulkeenee sabadaan ku ababnee saatirow raxmaanow guushaa sadkeed go ay sii deyn maynee usiyaadi adiguna ilaahow usiyaadi adiguna calankuna sinaaniyo samo iyo walaalnimo salka nabada lagu dhigay tawxiid ku sugan buu meelkastaba ku sudhan yahee markastaba usacab tuma
Queue is empty
-- / --