VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta 18 may mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Aadan qeys
18 may

sideed iyo tobanka may
waa maalin sumadloo
kasoocan maalmahoo
ilaa sareedada aduunyada
somaliland dadkeedee
dhamaan gooni isu tageen
loo wada sadweynoo
ka sareysa qayrkeed
sabi iyo waayeelkuna
war war li i ku seexdee
calankuna sinaaniyo
samo iyo walaanimo
sanka nabada lagu dhigay
tawxiid ku suganbuu
meel kastaba ku sudhan yahee
mahad allow u sacab tuma
mid kastoo socdaaliyo
mid ku sugan dhulkiisii
anagoo kawada siman
waxan ku salalnaa
somaliland dhulkeenee
sabadaan ku ababnee
saatirow raxmaanow
guushaa sadkeed go ay
sii deyn maynee
usiyaadi adiguna
ilaahow usiyaadi adiguna
calankuna sinaaniyo
samo iyo walaalnimo
salka nabada lagu dhigay
tawxiid ku sugan buu
meelkastaba ku sudhan yahee
markastaba usacab tuma

codkii Aadan qeys