VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dheeman mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Aadan qeys
Dheeman

Sida dhool cir da'ay
Intuu qaaday dhoobada
Buuxiyay dhijaamaha
Dhulucleeyay
Daadkii
Kaymaha dhexdoodana
Dhargisay xareedii
Cirku midab dhalaaliyo
dhagta fidiyay
Ubixii
Qurux loo dhameeyoo
Dhaayaha uroonbaa
Dheemaneey ka dhigantee
Markii aan ku dheehdaba
Macaan aan
ku dheehdaba
Farxad baan dhaqaaqaa
Dhirtu wada magooshoo
Dhimbiishiyo caleentuna
Midba dhinac
u ciirtoo
Dabaylaha ku dhacayaa
Isku soo dhaweeyeen
Cidhifyada isla dhaafeen
Dhulalaynku geedaha
Dhexda ugu maranyahay

codkii Aadan qeys