jaceylkaagu sii dhaamayey
maansheeyey dunidoo
mawjado badiyo
igu noqoy mahiigaan
muuqaaga waqalkiyo
miyirkaad udhalatiyo
miisaanka socodkaa
muxubada igu beeree
midhahoo bislaadiyo
adaa malabka shinida
nafta uga macaan
kaamaarmi maysoo
nafta uga macaan
marwadeyda noqotee
maankaa baxay galooliyo
milicsiga cadceedaa
monodooda leedahoo
maankayga qaadee
mawlaha ku uumoo
kaa moosey xumaha oo
midabkaaga dahabkiyo
qurux kugu manaystee
midhahoo bislaadiyo
adaa malabka shinida
nafta uga macaan
kaa maarmi maysoo
nafta uga macaan
marwadeyda noqoteee

Exit mobile version