ubaxyahow magoolee
ku milmaye laabtee
muhashadadii muxibada la aantaa
madagtiisa caashaqu
xididada mu shaaxdoo
mahad uma caweeyeee
aan midownoo wada maalno caashaqee
waa adi muraadkuye
adiguna ha moogaan
murugada jaceylbaa
makaa igu kobcoysoo
kaa maarmi maayoo
sibaad iigu mudan tahoo
xalaybaan mirtii dhexe
maankayga timidoo
nafta aanu muranee
aan midownoo
wada maalno caashaqee
waaa adi muraadkuye
adiguna ha moogaan

Exit mobile version