jubaland ii waa dhalatayee
jidkii nolosha weeyoo

waxa lagala jeeda
labadii jubiyo gedo
baa jamhuuriyad helayo
jahligii waa laga baxay
jaarkiiba walaala

jaamici aqoon lahoo
u jajaban waxqabadkeeda
jecel nolosha iyo nabada
doctor ducaale loo dortay
jubaland hogaankeeda

jubaland waa dhalatayee
jidkii nolosha weeyo

joogi maayo dibadaha
bada jooga dheeriyo
webiyadan jibaad leh
jubaland leedahee
dalxiis ugu jiraya

jaamici aqoon lahoo
u jajaban waxqabadkeeda
jecel nolosha iyo nabada
doctor ducaale loo dortay
jubaland hogaankeeda

Exit mobile version