hadaan ku riixo
rago aduunyo
rafaad kusoo badey
danbaa ii runsheegta
raali iinoqo
awal wali iga rooneyd
cirkana adigaa waday
rafaadkibaa ku soo karay
kaama raysanoo
run kuuma sheegine
raali iinoqo
raxmadii nafteydaay
raali iinoqo
cirkaagan dhaqo
oo noqo rajactuye
raali iinoqo
inan rafiiq loo raaxo kual dagoo
ayaan rabaayee
rabshadi dhamaatee
raali iinqoo
ragbaad kolisay
anioo maqan
ribic iiga celisaaa
raali iga ahow
kaama raysanoo
run kuuma sheegine
raali iinoqo
raxmadii nafy=teydaay
raali iinoqo
rajactuye raali iinoqo

Exit mobile version