VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shumeey - Lyrics

Shumeey Shan sanaad jirtayee Markii aan ku shahuudayoo Shuushkii cishqigaaa Shab isoo yirayee Shiidayee lafayee Shahiidkii jacaylka Shidadiin umaray Lama sheegi karee Shuuto igu salaan Shoobloo Adigaa shaniiyo Shido Ku heestaanee Shukran aa la yiraah Ninkii kuu shafeecayo ?? Lamada shabeeliyo Intii ??? Shicibkaan joogee Adaa ii sharaf laheee Shumac ka nuur badanee Shaanbaay dahab Shar la'aan adoo shiraayoo Shaash aan ku saaray Minaan shahudee Shukri eebo waaye Sharaf badanoo Shaacirkaygoo Ila shaandhee jacaylka sh Shamalkiisa guuroo Shirkoo ii imaaw Shumeey yaa shumeey Shankaroonee shumeey yaa shumeey Shumeey sheekadaa kama dhargaayo yaa shumeey Shumeey yaa shumeey Shahaadadayda waaye shiiq iyo sharaf Shubaakadiina hoosteed shoobloo maxaa fadhiyo Shirkoo Shanigii jacaylkaagee Shumeey yaa shumeey > Shoobloo Shankaroonee shumeey yaa shumeey Shumeey sheekadaa kama dhargaayo yaa shumeey Sharaf badanoo > Shumeey Shaacirkaygoo Ila shaandhee jacaylka sh Shamalkiisa guuroo Shirkoo ii imaaw Shumeey yaa shumeey
Queue is empty
-- / --