VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Shumeey mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Aamina Camaari
Shumeey

Shumeey Shan sanaad jirtayee
Markii aan ku shahuudayoo
Shuushkii cishqigaaa
Shab isoo yirayee
Shiidayee lafayee
Shahiidkii jacaylka
Shidadiin umaray
Lama sheegi karee
Shuuto igu salaan

Shoobloo Adigaa shaniiyo
Shido Ku heestaanee
Shukran aa la yiraah
Ninkii kuu shafeecayo
??

Lamada shabeeliyo
Intii ???
Shicibkaan joogee
Adaa ii sharaf laheee

Shumac ka nuur badanee
Shaanbaay dahab
Shar la’aan adoo shiraayoo
Shaash aan ku saaray
Minaan shahudee
Shukri eebo waaye

Sharaf badanoo
Shaacirkaygoo
Ila shaandhee jacaylka sh
Shamalkiisa guuroo
Shirkoo ii imaaw

Shumeey yaa shumeey
Shankaroonee shumeey yaa shumeey
Shumeey sheekadaa kama dhargaayo yaa shumeey

Shumeey yaa shumeey

Shahaadadayda waaye shiiq iyo sharaf
Shubaakadiina hoosteed shoobloo maxaa fadhiyo
Shirkoo Shanigii jacaylkaagee

Shumeey yaa shumeey > Shoobloo
Shankaroonee shumeey yaa shumeey
Shumeey sheekadaa kama dhargaayo yaa shumeey

Sharaf badanoo > Shumeey
Shaacirkaygoo
Ila shaandhee jacaylka sh
Shamalkiisa guuroo
Shirkoo ii imaaw

Shumeey yaa shumeey

codkii Aamina Camaari, Aweys Qamiis