damqashada kalgacal
danabtii ibadee
damiirkaygu muhashada
doondoonistiisii aan udaalanaa
halistuu dhex dagay
naftuu dayr ku xidhay
iyo dabar biroo
kuma dayn karee
intaan la igu digan
ama jacayl idilin
dadaw dahab lamood
karoonahaan jeclaa
maad ila doonataan

deeq iyo jacay
kula daba socdoo
inta wiil dadaa da ah
adigaan ku doortoo
naftu diiday ruuxkale
dirir igu habsaday
cishqi iga dawayn
ayaa ila darsoo
kuma dayn karee
intaan la igu digan
ama jacayl dilin
dad ow dahablamood
daroonahaan jeclaa
maad ila doonataan

Exit mobile version