VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ma ii baaqday ft muunye - Lyrics

muunye ma ogtahay biyo iyo oon baahida kalgacal kaa beeryahan iga gooysoo ana barashadaadii bidhaan araga guudnimo baalna uma dhafine waxad tahay bogaygiyo beerkiyo wadnaha nacab uga baqayee Amina dhool ma ogtahay bad iyo wabi adigoon dabaal baran loomama badheedhee baahida kalgacal kuna adigay ku baabto dadka laguma beere ma ii baaqday sida beel baadiyo xareediyo loohelay barwaaqoo Muunye maxaan kaaga baydhaa ama kaaga baaqaaa sow la imakaa badin Muunye inanyahay nin bayrlihi runta lama badheedhoo bogan waa dantiisee hadba sida ban joog cawl ciirsiga banaada kaliday ka baaqaa waxad tahay bogaygiyo beerkiyo wadnaha nacab uga baqayee Amina dhool inayohow basari iyo doqonbaa nin beegsaday bar xun kaga dhaqaaqdee haka baqan badhaadhiyo miduun baad ku soo bixi barashada khasaartee ma ii baaqday sida beel baadiyo xareediyo loohelay barwaaqoo Dacar maxaan kaaga baydhaa ama kaaga baaqaaa sow la imakaa badin Muunye inanyahay bidhaan iyo dumar baaxad iyo xoog bilic baad u sidataa baashaada ila qabo bi'iwaaye hawlaha waa la isla baantaa waxad tahay bogaygiyo beerkiyo wadnaha nacab uga baqayee Amina dhool way laba bogleyn iyo arimahoo balaadhiyo taladooy igu baahdee aniguba bil iyo laba baaxaa dag moyee hurdo kaama boganine ma ii baaqday sida beel baad iyo xareediyo loohelay barwaaqoo muunye maxaan kaaga baydhaa ama kaaga baaqaaa sow la imakaa badin.
Queue is empty
-- / --