subartii haweenkay
tii aan sugayaay
sagal roob imaadiyo
saxan saxo udgoonlay
sabadada wadna iyo
sidigtaydii ayaad tahee
saatir mahadii weeyaan
allahayow sidii roon
soo runsii qalbigayada
safaad aniga oon wadi
sagal gaaxday aan noqon
isa seegi maynee
soo korol jacaylkii
saqda habeenkii intaan wada siraataa
siinyaalo bixiyaa
alahayow sidii roon
soo lunsii qalbigayaga
sida laylkii iftaamshaay
sahan iimaqnaayee
saxar male dhaxdeeniyo
isuu saafi baynu nahee
sama iyo wanaagbaan
iswaydaarsanaynaa
waa riyadaan sugaynee
allahayow sidii ron
soo lunsii qalbiyaga

subax wacan sidaad tahay
samadu ay nabdoontahay
sida loo jeclaystaa
ana iila simantahee
anuu waan ku sugayee
adaa siisan waayee
sahal yaanay kula noqon
allahayow sidii roon
soo sii lunsii qalbiyaga

Exit mobile version